HRW: AMISOM Kufsi ayay Somalia ka Geysteen (Dhageyso)
September 9, 2014 - Written by EditorHay’adda Xuquuda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysey ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM inay kufsi u geystaan gabdho yaryar oo Soomaali ah, kuwaas oo inta badan xeryaha ciidamadaasi u doonta dawooyin iyo samafal.
Shir jaraaiid oo hay’addu ay ku qabatey magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu xusey in falalka ciidamadaasi ay ku kacaan ay xitaa keeni karaan habacsanaan dhanka amniga ee xarrumaha Midowga Afrika ee Somalia.
Warbixinta Humarn Rights Watch oo faah faahsan iyo AMISOM oo ha hadashay ka dhageyso xagga hoose
WARBIXINTA HUMARN RIGHTS WATCH
AMISOM OO KA HADASHAY EEDEYNTA
VOA Somalia