Madaxwaynaha dowladda Puntland oo wareegto lagu mamnuucayo hubka sharci darada ah soo saaray
September 24, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska madaxwaynaha dowlada Puntland Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu mamnuucay hubka sharci darada ah oo cidii lagu qabtaa aan loo celin doonin qofkii lagu qabtaan sharciga la horkeeni doono.
Hoos ka eeg wareegto lagu mamnuucayo hubka sharci darada ah soo saaray ee ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net