Mujaahidiinta Axraar Shaam oo doortay hogaan cusub (Daawo)

September 10, 2014 - Written by Editor

Eng_Abu JabirHogaanka Mujaahidiinta Axraar Shaam ayaa kulan degdeg ah oo yeesheen waxay ku doorteen amiir cusub ka dib markii qarax lagu dilay amiirkoodii hore Xasaan Cabuud (Abu Cabdulaah Al.Xamawi ) Raximahulaah waxaay ay amiir u Diirteen Sheekh Eng. Haashim Sh Abu Jaabir.

Mujaahidiinta Axraar Shaam ayaa waxaa sidoo kale ay u doorteen hogaanka sare ee Ciidanka Sheekh Abu Saalix Dhaxaan.

Afhayenka golaha Shuurada ee Mujaahidiinta Axraar Shaaam ayaa sheegay in ay sii wadi doonan dagaalka ay ku jiraan dowlada Nuzeyriga ee Bashaar Asad iyo kooxda Khawaarijta ee Daacish ee baneystay dhiiga Muslimiinta dalka Suuriya.

Amiirka Cusub ee Mujaahidiinta Axraar Shaam Sheekh Eng.Haashim Sh Abu Jaabir ayaa fariin iyo tacsi u diray muslimiinta oo dhan gaar ahaan Shaam ka dib markii qarax lagu dilay hogaanii sare ee Axraar Shaam.

Hoos Ka Daawo Kalimada Cusub ee Amiirka Axraar Shaam Sheekh Eng.Haashim Sh Abu Jaabir

Waxaa sidoo kale tacsi u diray hogaanka Mujaahidiinta Axraar Shaam Sh Zahraan Caluush oo ah taliyaha ciidanka ee Jabahada Islaamiga hoos ka Daawo.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online