
(October 8, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ku laabtay magaalada Muqdisho, ka dib markii uu soo gudatay rukniga qiimaha badan ee Xajka. Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud aya

(October 8, 2014)
Mecca:-Dowlada Sucuudiga ayaa sheegtay in si guul ah ugu soo dhamaaday Xujeydii timid Makkah sanadkaan, iyadoo in ka badan labo milyan oo qof ka soo daafaha caalamka sanadkaan. Dowlada Sucuudiga ayaa Khutbadii Ciid al-Adha Shekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yusuf
(October 8, 2014)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii salaadii Ciid al-Adha ee dalka Finland waxaana jeediyey Shekh Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yusuf wuxuuna sheekhu khudbdabiisa uga hadlay ciida iyo

(October 8, 2014)
Kismaayo:-Ciidanka maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalo saaka ka sameeyey deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose oo ay shalay ka qabsadeen kooxda Al-Shabaab . Taliyaha cii

(October 8, 2014)
Garoowe:Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa saaka uu magacaabay Agaasimayaasha guud ee wasaaraddaha dowlada Puntland iyo weliba gudoomiyayaasha Maxkamadaha. Digreeto

(October 8, 2014)
Muqdisho:-Talaado 13/12/1435H Mu’asasada SAFAA ayaa ku qabatay xarunteeda magaalada Muqdisho kulan loogu talo galay munaasabadda Ciidda, kulankaan waxaa ka soo qeyb galay culumaa'udiin, bareyaasha j

(October 8, 2014)
Nairobi:-Waxaan qormadii hore ku soo sheegnay faraj fooda iyo wax barshadiisii inay ahayd tacliin beeraha iyo dhaqaalaha oo aanay diin shaqo ku lahayn takhasus diineedna aan u lahayn diinta islaamka,

(October 8, 2014)
London:-Booliska magaalada London ee dalka Britain ayaa sheegay in afar qof oo lala xiriirinayo argagixisanimo ay soo xireen, taana laga yaabo inay fashilisay qorshe marxaladihiisii hore marayay oo la
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|