Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo 21 Garsoore shaqada ka joojiyey
October 29, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Waxaa Digreeto ka soo baxday saaka Xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa uu shaqada ka fariisiyey ilaa 21 garsoore oo ka tirsan Maxkamadda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya kana howl gala magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa Digreetada ka soo baxday xafiiska madaxweyna waxaa uu u akhriyey saxaafadda Garsoorayaasha shaqada laga fariisiyey ayaa waxaa ay iskugu jiraa kuwo hore iyo kuwo cusub oo dhawaan bilaabay shaqada.
Hoos ka akhriso Digreetada uu Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh shaqada uga eryey ilaa 21 Garsoore
no images were found
no images were found
A/cawaale
Halgan.net