Culimo ka tacsiyeysay geeridii Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali

November 11, 2014 - Written by Editor

IMG-20141111-WA0000Galdogob:-Allaha unaxariistee waxaa halkaan tacsi uga diraynaa haddii aan nahay culimada Soomaali yeed guud ahaan ama gaar ahaan Sh Maxamed Idirs, Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad Sh.Dr Cabdirizaaq Takar, Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, iyo Cabdirashiid Cabdi Maxamed Baaxeer Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali Geesood oo ahaa ugaaskii guud ee beesha Tanade Daarood ee Leylkase oo maalintii shalay lagu aasay degmada  Galdogob  ee Gobolka Mudug.

Alle waxaa uga baryeynaa dhamaan Ehelkii Qaraabadii iyo xigtadii in Sabar iyo Iimaan ka siiyo Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Cali isagana Allaha u naxariisto janadii fardowsana uu geeyo Aaaaaaaaamiin

Tacsidaan ayaa waxaa u diraya  culimada magacyadoodu ay hoos ku xusan:-

1. Sh Maxamed Idirs

2. Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad

3. Sh Dr Cabdirizaaq Takar

4. Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf

5. Sh Cabdirashiid Cabdi Maxamed Baaxeer

Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online