Ergayga gaarka ah IGAD ee Soomaaliya oo soo dhaweeyey Maamulka Koonfur Galbeed

November 19, 2014 - Written by Editor

affayBaydhabo:-Ergayga gaarka ah IGAD  ee Soomaaliya Amb. Mohamed Affey ayaa soo dhaweeyey  maamulka Gobolleedka Koonfur Galbeed ee shalay madaxweyne loogu doortay Shariif Xassan Sheekh Aadan. Ergayga gaarka ah IGAD  ee Soomaaliya Amb. Mohamed Affey ayaa ugu hambalyeey fursada ay dadka reer Koonfur Galbeed u doorteen hogaankooda isagoo sidoo ale hambalayo u diray Madaxda Dowladda Federaalka Soomalaiya  talaabada ay maamullada Federaalka uga hirgelinayso dalka Soomaaliya.

Ergayga gaarka ah IGAD  ee Soomaaliya Amb. Mohamed Affey ayaa sheegay in IGAD ay taageeri doonto maamulka ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed isagoo ka codsaday in bulshada ku nool deegaanadaas ay wixii khilaaf ah oo dhexdooda ah ay wada hadal ku dhameeyaan arrimaaha iyaga u gaarka ahna ay xal ka gaaraan. Halkaan ka eeg warsaxaafaadeedka Amb. Mohamed Affey

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online