Go’aan ka soo baxay Ra’iisul wasaaraha DFS oo la xiriira dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed
November 1, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa waxaa uu soo saaray go’aan la xiriira arrimaha dhameystirka maamulka Koonfur Galbeed. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku sheegay go’aankiisa in ay sabab u tahay in maamulka Koonfur Galbeed uu noqdo mid loo dhan yahay la iskuna raacsan yahay
Hoos ka akhriso go’aanka Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net