Go’aan uu Guddoonka Baarlamaanka ku shaaciyey xiliga ay Bilaabanayaan Kulamadii Baarlamaanka
November 29, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa lagu sheegay in maalinta Talaadadda oo ay tahay bisha 2/12/2012 la qaban doono kulan ay Xildhibaanadda DFS uga doodi doonaa mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh.
Guddoomiyaha Baarlamanku DFS Prof.Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa uga mahad celiyey Xildhibaaadda Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay isla ogolaadeen wada hadal iyo is afgarad ka dib in Xildhibaanadu ay ka doodaan mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh
Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ka soo baxay Go’doonka Baarlamaanka DFS no images were found
A/cawaale
Halgan.net