Madaxweyne Gaas oo ka hadlay weerarkii Al-shabaab ka geysteen Degmada Mandheera
November 24, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay weerarkii ay ururka Al-shabaab ay sheegteen in ay ka geysteen Degmada Mandheera ee Waqooyi bari ee dalka Kenya ayna ku dileen ilaa 28 qof.
Hoos ka akhri warsaxaafadeed ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net