Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud

November 29, 2014 - Written by Editor

dagaal-beeleedGalgaduud:-Ugu yaraan in ka badan 16 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 20 kalana ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud waxaana uu dagaalka u dhexeeyaa maleeshiyo beeleed hubeysan oo kasoo jeeda degmada Dhuusomareeb iyo Cadaado.

Dagaalka u dhexeeya maleeshiyo beeleed hubeysan oo kasoo jeeda degmada Dhuusomareeb iyo Cadaado ayaa waxaa uu bilaawaday shalay waxaana uu salka ku hayaa aanooyin qabiil.

Dhamaan dadkii ku dhaawacmay dagaalka ka socda tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud ayaa waxaa la geeyey xarumaha caaafimaadka ee degmooyinka Caadaado iyo Dhuuso Mareeb.

Waxgaradka iyo Nabadoonada ka soo jeeda Galgaduud ayaa waxaa ay wadaan dadaallo ku aadan sidii colaadaas loo joojin lahaa, waxaana halkaas u baqoolay nabadoono ,waxgarad iyo culimaa’uddiin ka soo jeeda gobalka Galgaduud.
A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online