Mussasat Al-Raxma oo caawa lagu wareejiyey lacag dhan 100.000 USD
November 14, 2014 - Written by EditorGaroowe :-Musasat Al-Raxma oo u taagan gurmadka abaaraha ku dhuftay gobalka Gedo ayaa waxaa caawa lagu wareejiyey lacan dhan 100,000 USD ah oo laga soo aruuriyey qaar ka mid ah bulshada Soomaalyeed ee ku nool deegaanada Puntland oo ay hogaaminayaan culimada ,lacag wareejinta ayaa waxaa ay caawa ka dhacaday Masjidka weyn ee Al-huda ee magaalada Garoowe.
Lacagtaan ayaa waxaa Muss’adda Al-raxma ku wareejiyey Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, Siciid Shire , Islaan ciise Islaan Maxamed iyo gudoomiyaha Mu,assada Al-minhaaj.
Warbixinta oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Alaahu
M_M_Deeq
Halgan.net