Maleeshiyo beeleed ku dagaalamay tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud
(November 29, 2014)
Galgaduud:-Ugu yaraan in ka badan 16 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 20 kalana ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay tuulada War-shuba ee gobolka Galguduud waxaana uu dagaalka u dhexeeyaa maleesh
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo kulamo la yeeshay Wasiirada Arrimaha Dibadda Italy iyo Germany(Masawiro)
(November 29, 2014)
Roma:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo booqasho ku jooga maalintii labaad Magaalada Rome ee Caasimadda Italy , halkaasi oo uu kaga qeyb gala
Khudbo Jimcihii Masjidka Al-hidaaya Sh Maxamuud Shible.[Dhagayso]
(November 28, 2014)
Nairobi:-Waxan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce oo Sh Maxamuud Shibli ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta waxa ay dhamaystir  u ahayd khudbadi jimcihii la soo dha
Madaxweynaha Puntland oo ku booqday duleedka Boosaaso Ganacsato Geela dhaqda.[Masawiro]
(November 28, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee Maanta Duleedka Magaalada Boosaaso gaar ahaan Togga Baalade oo xiga dhanka Qorax u dhaca ku booqday Ganac
Xijaabka Gabadha Muslimada ah Sh Axmed Maxamed Suleymaan.‏[Masawiro]
(November 28, 2014)
Laascaanood:-Sh.Axmed Muxamed Suleymaan oo ka mid ah Culimada waawayn ee Gobolka Sool ayaa galabta Muxaadaro Qiimo badan ka soo jeediyey Masjidka Al-huda ee Magaalda Laascaanood ee xarunta Gobolka Soo
Nabadoonka Beesha Caamir Maxamed ee Cismaan Maxamuud oo Qardho Lagu Caleema Saaray.[Masawiro]
(November 28, 2014)
Qardho:-Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay laguna caleema saarayay nabadoonka beesha Caamir Maxamed ee Cismaan Maxamuud ayaa lagu qabtay goobta dooga wanaag san ee Hara Geeye. Xafladan ayaa waxaa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(November 28, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada maanta jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana ay uu Sheekhu uga hadlay
Radio Halgan Live oo ay ka bixi doonaan Duruus kala duwan (Dhageyso Live)
(November 28, 2014)
Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan walaalaha Khayrka jecel in Maamulka Halgan.net ay hawada soo galiyeen Radio Halgan oo aad si live ah ugala socon doontaan  duruus kala duwan oo live ah oo ay akhrin
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo la Kulmay Madaxweynaha Yemen (Masawiro).
(November 27, 2014)
Sanaa:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo soo gaba-gabeeyay socdaalkii shaqo ee uu ku joogay Magaalada Sanaa ayaa waxa uu kulan gaar ah la yee
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Qodobo muhiim ah uu ka soo baxay.[Masawiro]
(November 27, 2014)
Garoowe:-Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayay Madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdi-xakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa arrimihii looga hadla

« Previous PageNext Page »