Jawaari oo la kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti
(November 22, 2014)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari oo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ay ku sugan yihiin magaalada Jabuuti ayaa saakay ka qeybgalay Munaasabad lagu furayey dhism Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq Sh.Cabdi Nuur.[Dhageyso]
(November 22, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana khudbadii maanta jeediyey Sh.Cabdi Nuur waxaana uu Sheekha Khudb Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyada weerar ka dhacay Degmada Mandheera
(November 22, 2014)
Mandheera:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay Masuuliyada weerar dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaanka Arabia ee duleedka degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya. Masuuliyada weerar lagu di Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016 (Warsaxaafadeed)
(November 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa shalay ku soo laabtay Muqdisho ka dib markii ay ka qeybgaleen shirkii Heerka Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyey Jabuuti.[Masawiro]
(November 21, 2014)
Jabuuti:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda d Dugsiga Quraanka ee Hooyo oo laga furay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(November 21, 2014)
Gaalkacyo Jimciyada hooyo oo ka shaqaysa Arrimaha Khayriga ah ayaa xarun cusub oo lagu baranayo quraanka kariimka ah kafurtay xaafada garsoor ee magaalada Gaalkacyo gaar ahaan agagaarka masjidka ram Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Hidaaya ee Nairobi Sh. Shibli.[Dhagayso]
(November 21, 2014)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee maanta Sh.Maxamuud Shibli ka jeediyay masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa waxaa uu isku dul taagay saddex Aayad Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo habeenkii labaad ka hadlay buuga Xadka ridada (Daawo )
(November 21, 2014)
Nairobi :-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka bilaabay Masjidk Gudoomiyaha Baarlamaanka oo shaaciyey waqtiga la qabanayo Mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha DFS.[Dhagayso]
(November 21, 2014)
Muqdisho:-Afhayeenka Baarlamaanka DFS, Prof.Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa sheegay in maalinta Isniinta ah Barlamaanka la geyn doono mooshin ay soo gudbiyeen Xildhibaano ka mid ah DFS laguna ridayo Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay Khilaafka Madaxda DFS
(November 21, 2014)
Garoowe:-Warsaxafadeed ka soo baxay Dawlada Puntland ayaa waxaa mar kale lagu xusay in ay ka walaacsan yihiin khilaafka u dhexeeya Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Ra’iisul Wasaare
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|