Raadraaca fufka fikradaha sheelan ee Buuga “Xadka Riddada maxaa ka run ah”Qaybta 2aad

November 3, 2014 - Written by Editor

IMG-20141019-WA0000Waxaan hore ugaga hadalay aragtida falsafeed ee Auguste Comte (1798–1857) , Inta aynaan is waydiin maxaa ka dhexeeyo Auguste Comte iyo labadan-nin Cabdulkarin Suruush iyo qoraaga Buuga “Riddada maxaa ka runa”, islamarkaana sidee loo dabaqay fikirka falsafadeed ee Comte aanan ku mashquulin, bal aynu dul istaagno fikirka Suruush muxuu yahay? .

Qoraalki hore waxaan wax ka taataabanay taariikh nololeedka Sharuus oo kooban, sidaa awgeed aynu hada u daadagno fikrad falsafeedkiisa ugaarka ah ee uu ku bacrimiyay aragtida Comte “[1]positivism.”

Waxay dadka qaarkii kusoo koobaan dooda aragtida falsafo ee Suruush qodobo dhawr ah, oo aan aad ukala fogayn, walaw ay ka badanyihiin markaad qoraaladiisa ukuurgashid, waxaana lagu koobaa qodobadan:

 Halkaan ka akhriso maqaalka oo dhamaystiran

[1] Qeexida “positivism” dib uga eeg qoraalki 1aad “ Raadraaca …”

WQ: Sh.Moxamed Aadan Cusmaan
UK Birmingham

Leave a comment

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online