Sheekh Maxamed Umal oo habeenkii 3aad ka hadlay buugga Xadka Riddada (Daawo)
November 23, 2014 - Written by EditorNairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa habeenkii saddexaad wuxuu ka hadlay buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah isagoo is dul taagayey halka qodob walba uu diinta Islaamka ku khilaafsan yahay.
Sheekha ayaa sheegay in buugga lagu magacaabo “XADKA RIDDADA MAXAA KA RUN AH” ay ku qoran yihiin waxyaabo badan oo diinta islaamka gaf ku ah, isla markaasna bulashada in looga digaa ay tahay. mid muhiim ah
Hoos ka daawo qeybta saddexaad ee muxaadarada Sheekh Maxamed cabdi Umal uu kaga hadlay buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah
Salaf Media
Halgan.net