Shirka Golaha wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimo dhowr ah
November 13, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda nabad gelyada dalka, dhismaha garoonka diyaaradaha ee Bosaso, cudurka Ebola iyo xaaladda soomaaliya.
Hoos Akhriso War-Murtiyeedka ka soo baxay
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Hagan.net