Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland oo looga hadlay arrimo dhowr ah oo muhiim ah.
November 20, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Golaha Wasiirada Dawladda Puntland ayaa maanta kulankoodii waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda nabad-gelyada dalka, Khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Barnaamijka Dimuqiraadiyada Puntland, Muddeynta Doorashada Rugta Ganacsiga, iyo Beelaha la Heyb’sooco.
Hoos ka akhriso qodobadii kasoo baxay Shirkii golaha wasiirada dowladda Puntland.
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net