Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Qodobo muhiim ah uu ka soo baxay.[Masawiro]
November 27, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayay Madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdi-xakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa arrimihii looga hadlay waxaa ka mid ahaa amniga dalka, ansixinta xeerka gudiga doorashooyinka, shirkii New Deal iyo arrimo kale.
Hoos ka akhri war-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Dawladda Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net