Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS C/llaahi Goodax oo ka warbixiyey socdaalkoodii Kismaayo.[Dhagayso]
November 15, 2014 - Written by EditorKismaayo:-Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo ka mid ahaa wafdi wasiiro ah oo maanta safar aan horay loo shaacin ku yimid Ksimaayo ayaa waxaa uu ka warbixiyey socdaalkii ay ku yimaadeen Kismaayo iyo hishiiskii is afgarad ee dhexmaray maamulka KMG ee Jubba
Hoos ka Dhagayso Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre
[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/cjw9xu2a8d/Goodax.mp3]A/cawaale
Halgan.net