Xildhibaanada DFS oo saaka mar kale ku kulmaya Muqdisho

November 24, 2014 - Written by Editor

xildhibaanMuqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay kulmayaan xildhibaanada baarlamaanka DFS waxaana horyaal Gudoonka Baarlamaanka  mooshin ka dhan ah Raiisulwasare C/weli Sh Axmed. Shir-gudoonka ayaa la filayaa in mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu u qaybiyo Xildhibaanada Dowladda federaalka Soomaalia

Xarunta Golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka laga dareemayaa kala qaybsanaan iyo weliba xiisad iyo buuq ay wadaan Xildhibaanada kala taageersan  Madaxweyanaha DFS Xassan Sheekh iyo Raisulwasaare Cabdi weli.

Xarunta Golaha Baarlamanka DFS ayaa waxaa la filayaa in la keeno Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Soomaali si ay u adkeeyaan amaanka Xarunta Golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya

A/cawaale

Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online