
(December 9, 2014)
Seattle :-Xassan Suni oo ah Tafatiraha webka Al-yaqaan ayaa waxaa uu waraysi kooban uu kala yeeshay Sh Maxamed Idirs oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed muxaadaro uu jeediyey oo uu uga hadlay Sidee lag Sheekh Maxamed Maalin Guur oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
(December 9, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee Sheekh Maxamed Maalin Guur oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan gobalada Jubooyinka gaar ahaan mag

(December 9, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa uu magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay wasiirka arimaha dibada Ethiopia Dr.Tedros Adhanom. Kulanka dh

(December 9, 2014)
Muqdisho:-Ciidamada Nabad Sugida ayaa markii ugu horeysay waxaa ay saxaafada u soo bandhigeen Xasan Xanafi Xaaji oo ka mid ahaa kooxda Al-Shabaab loona heysto in uu ka danbeeyey dilka saxafiyiin badan Daawo Muxaadaraadka iyo Duruusta dowaradii 17 ee dhalinyarada oo lagu qabtay magaalada Nairobi (Daawo)
(December 9, 2014)
Nairobi:-Waxaa malintii afaraad si habsami leh uga socda masjidka AL-Hidaaya ee magaalada Nairobi dowradii 17aad ee diiniga ahayd oo qabato hay'adda P.A.Y (peace &awareness youth group),
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|