
(December 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland in ay si live ah uga dhageysan karaan Radio Halgan idaacada Islaamiga ee Xikma oo xarumo kala duwan ku leh deegaanada Pu Sh Daahir Aw-cabdi oo ku baaqay in la joojiyo Colaado deegaanka Rako.[Dhagayso]
(December 16, 2014)
Garoowe:-Sh Daahir Aw-cabdi oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool Boosaaso kana mid ah culimada ka qayb qaadanay Nadwo diini ah e e ka socota Masjidka Al-hdaa ee Garoowe ayaa waxaa uu ugu ba

(December 16, 2014)
Laascaanood:-Waxaa maanta Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ka baxay Culimo Odayaal iyo Aqoonyahano kuwaas oo u ambabaxay Xaalada colaadeed oo shalay ka soo cusboonaaday Koonfurta Gobo

(December 16, 2014)
Laascaanood:- Culimada iyo Odayaasha Gobolka Sool oo shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaan ay shirkooda uga hadleen Dhibaataadii ka dhacdey maaalinnimadii

(December 16, 2014)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xaruta Gobolka Sool ayaa waxaa laga Dhisay Dhisme Machad Caafimaad oo cusub iyadoo magaalada uu ka jiray Hal Machadka Cafimaad oo kaa soo ah Sool Intistute of Hea

(December 16, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maalmahaan la hadal hayo in Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu u magacaabi doono Ra’iisul

(December 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa oo taariikhdu tahay 15/12/2014 kabilaabatay Masjidka Alhuda ee Magaalada Garoowe caasimadda Dowladda Puntland Nadwadii 7aad ee sanad walba waqtigaan oo kale lagu qaban jiran Garow
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|