
(January 3, 2015)
Cape-Town :-Waxaa la soo gabagabeeyey Mutamarkii Islaamiga ahaa ee sida habsamida leh uga socday Cape-Town iyo Johannisberg waxaana culumadii ka qeyb gashay ay ka jeediyeen duruus iyo muxaadaraa

(January 3, 2015)
Garoowe:-Agaasimaha guud ee Hay’adda Macdan qodista dowladda Puntland Ciise Dholawaa ayaa maanta waxaa uu saxaafadda kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo ka waramay in dhawa

(January 3, 2015)
Baydhabo:-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sh.Aadan ayaa maanta waxaa uu soo magacaabay qaar ka mid ah Golahiisa wasiiradda isagoo horay u magacaabay qaar kale. Hoos

(January 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 ku qaabilay xafiiskiisa Madaxtooya da Puntland ee Garoowe ganacsato Soomaali iyo Ajna

(January 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-1-2015 magaalada Garoowe ee caasimada Puntland xariga kaga jaray wado cusub oo laami ah, wa

(January 3, 2015)
London:-Waxaa dhamaan lagu wargeinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska iyo dunida inteeda kaleba in uu soo baxay Buug laga barto sida Quraanka loo aqriyo oo waliba si sahlan u qoran (

(January 3, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barta Machadaka Al-furqan ee barashada Culuumta Shareeca Islaamka iyo Carabiyada ayaa u Fadhiistay saaka (Sabti) Imtixanaki Teeramka Dhexe ee Sanad Dugsiyeedka 2014/201

(January 3, 2015)
Laascaanood:-Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Gateway Primary and Intermidate School ayaa Subaxnimadii saaka u fadhiistay Imtixaanka Teeramka Dhexe ee Saand Dusiyeedka 2014-2015. Maamulaha Guud ee Dugis

(January 3, 2015)
Buulo-burte :-Wararka saaka naga soo gaaraya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay gaarsiiyeen raashin gargaar ah Degmada Buulo -Burte halka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|