
(January 5, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barata Machadka Diiniga ee Khadiija bintu Khuwaylad ee Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa u fadhiistay Imtixaankii (Teeramka dhexe) ee sandka 2014-2015. Ciidanka DFS oo caawa sii daayey Laba Wariye oo ka tirsanaa Idaacada Goob Joog
(January 5, 2015)
Muqdisho:-Ciidamada DFS ayaa xabsiga ka sii daayay Labo Wariye oo ka tirsan Goobjoog FM waxaana ay kala yihiin 2-da wariye ee la sii daayey Maxamed Salaad Cismaan iyo Ibraahim Xaaji Yuusuf. labad

(January 5, 2015)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in ay ciidamada Puntland ay howlgalo ka fuliyeen Buuraleyda Galgala halkaas oo ay ku dhuumaaleystaan kooxda A

(January 5, 2015)
Dangoroyo:-Xaflad oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa kadhacday Degmadda Dangoroyo ee Gobolka Nugaal waxaana lagu maa muu sayay Tafsiirka Qur,aanka kariimkaa oo dhamaaday . Waxaana xafla Mutamarkii Islaamiga ee ka socday Sout Afrika oo la soo gabagabeeyey
(January 5, 2015)
Maanta oo tariikhdu tahay 5/01/2015 waxa si rasmi ah u soo gaba gaboobay Mu,tamarkii ka socday dalka South Africa ee biloowday 24/12/2014. Kulankan oo ahaa kii 5aad ee lagu qabto dalka Koonfur Afrika

(January 5, 2015)
Garoowe:-Qaar ka mid ah Culuma’udiinka dalka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Garoowe ayaa waxaa ay soo siyaarteen qabrigii lagu aasay Allaha u naxariistee Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax oo isagoo sa

(January 5, 2015)
Laascaanood:-Gudiga dhex-dhexaadinta beelaha Bahararsame iyo Khayr Cabdi ayaa maalinimadaii shalay ka gaadhay xal kaas oo ay ku dhawaaqeen go,aamadii ugu dambeeyay ee xalinta xurguftii bilihii u dambe
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|