Sh Cali Warsame iyo Sh Maxamuud Xaaji oo muxaadaro wada jir ah ka jeediyey Masjid Jaamaca Laascaanood.[Masawiro]‏
(January 8, 2015)
Laascaanood:-Sh.Cali Warsame Xassan iyo Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah Culimada waawayn ee Soomaliyeed ayaa caawa Muxaadaro wadajir ah ka galay Masjid Jaamac wayn ee Magaalada Laascaanood e
Agaasimaha iyo Tifaftiraha Idaacada Risaala oo xabsiga la sii daayey
(January 8, 2015)
Muqdisho:-Ciidanka amaanka ee DFS ayaa waxaa ay maanta xabsiga ka sii daayeen Agaasimaha Idaacada Risaala Maxamed C/wahaab iyo Tifaftiraha Idaacada Maxamed Kaafi Sheekh Abuukar waxaana ay ciidanka  N
Islaamka iyo Qabyaalada Sh.Muxamed Macalin Axmed.[Masawiro]
(January 8, 2015)
Gaalkacyo:- Iyadoo Mushkilada dalka Soomaaliya ka taagan ay sal u tahay is riixriixa Qabaa'ilka ayaa Muxaadaro ku saabsan Qabyaalada iyo Islaamka waxa uu ka qaba waxaa Sh.Muxamed Macalin Axmed uu ku q
Mutamarkii Islaamiga ahaa ee Koonfur Afrika oo si rasmi ah loo soo xiray.[Masawiro]
(January 8, 2015)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo ah arbaco bishaana ay tahay 07/01 /15 shanta iyo barka galabnimo waqtiga Johannesburg ka furmay Markazka Al-bayaan Johannesburg shir ay wada yeesheen culimada ka soo qayb