Terminalka cusub ee garoonka Diyaaradaha magaalada Qardho oo la dhagax dhigay.[Masawiro]
(January 9, 2015)
Qardho:-Munaasabad lagu dhagax dhigayo Terminalka garoonka diyaaradaha Magaalada Qardho ayaa waxaa ka soo qaybgalay Maaamulka Gobolka Karkaar, kan Degmada Qardho, Masuuliyiinta Garoonka, Xildhibaan ka
Wasiirrada Arrimaha dibadda IGAD oo soo gaaray magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(January 9, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta soo  gaaray magaalada Muqdisho wafdi wasiiro arrimo dibadeed oo ka socda ilaa 7 dal oo ku bahoobay ururka IGAD, wasiiradaan arrimaha dibada ayaa caawa ku hoyanaya magaalada Muq
Sh Maxamed Macalin oo safar dacwo ku tegay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(January 9, 2015)
Gaalkacyo:-Maamulka sare ee Mu'assadda Al-minhaaj ayaa safar ku  dacwo waxaa ay ku aadeen gobolka Mudug gaar ahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Safar dacwadeedkan ayaa waxaa masuuliyi
Walaaltinimada Islaamka iyo Sh.Maxamuud Barre Ciid
(January 9, 2015)
Gaalkacyo:-Muxaadaradaan ayaa waxay ahayd mid aad muhiim u ah waxayna ka dhacday masjidka abuu hurarayra ee magaalad Gaalkacyo , waxaan kasoo qayb galay dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida cul
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Nairobi Sh Maxamed Umal (Daawo)
(January 9, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada shalay Akhriyey Sh.Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah. Khudbada ayaa waxaa
Machadka Diiniga ah ee Deegaanka Ceegaag iyo xaalada waxbarasho. [Masawiro/Video]
(January 9, 2015)
Ceegaag:-Magaalada Ceegaag oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa waxaa ay ku talaabsatay horumar wanaagsan oo dhiac walba ah waxaan ay magaalada Ceegaag kaga beegan tahay dhinac Koonfur Galbeed una jirtaa 12
Madaxweynaha Puntland oo xalay xafladii Sanadguuradii koowaad ku soo bandhiga waxqabadka xukuumadiisa.[Masawiro]
(January 9, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay aqalka Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kaga qeyb galay munaasibad balaaran oo lagu xusayey sanad guuradii ko
Masjidka Saalixiya ee magaalada Burco oo dib u dhis lagu bilaabay.[Daawo Video]
(January 9, 2015)
Burco:-Waxgaradka iyo Culumada magaalada Burco ayaa waxaa ay dib u habeyn ku bilaabeen Masjidka Al-Saalixiya oo ah Masjid taariikh dheer ku leh magaalada Burco waxaana Masjidka Saalixiya dhidibada loo