Jiif oo Jaq Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Tawfiiq Sh. Dr Ali Mahamed Salah (Video+ Cod)
(January 25, 2015)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawfiiq waxaana khudbada jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo ah Sheekha iyo Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq. Sheekh Dr Cali Max
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo mashaariic xariga ka jaray kana dhoofay Muqdisho[Masawiro]
(January 25, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa xariga ka jaray Mashaariic ay dowlada Turkiya ka fulisay magaalada Muqdisho waxaana ka mid ah Ma
Ra’iisal wasaaraha DFS “Soomaaliya guul ayay u tahay Booqashada Erdogan”
(January 25, 2015)
Muqdisho:-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa sheegay in booqashada wafdiga Madaxweynaha Turkiga ay Soomaaliya u tahay mid taariikhi ah, isla markaana ay diya
Madaxweynaha DFS “Mar kale ayaan saaxiibadeena Turkiga dib ugu soo dhoweyneynaa Soomaaliya”[Masawiro]
(January 25, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo booqasho rasmi ah uu ku yimid.
Sideen Nebiga ugu gargaarnaa ? Sh Axmed Maxamed Sulayman‏.[Daawo Video-ga]
(January 25, 2015)
Laascaanood:-Sheekh.Axmed Maxamed Sulaymaan oo ka mid ah Culimada waawayn ee ku dhaqan gobolka Sool isla markaana ah Madaxa Xafiisk Dacwada Gobolka Sool iyo Farca Mu'assada Al-Karam Faraceeda ee Gobol
Muxaadaro ku saabsan Jacaylka Nebiga oo ka dhacday magaalada Gaalkacyo
(January 25, 2015)
Gaalkacyo:-Iyadoo ay waajib ku tahay qof walba oo Muslim ah in uu jeclaado Nabi Muxamed N.N.K.H ayaa waxaa Muxaadaro arintaasi ku saabsan waxaa ay ka dhacday Masjidka Nasrulaah ee magaalada Gaalkacyo
Madaxweynaha Turkiga oo xariga ka jaray Terminalka cusub ee garoonka Aden Cadde
(January 25, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa si rasmi ah u furay goordhow Terminalka cusub ee garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde oo ay dib u habeyn ku sameysay shirkad laga leeyahay dalka
Madaxweynaha Recep Tayyib Erdogandalka Turkiya oo soo gaaray Muqdisho
(January 25, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana haatan soo caga dhigatay diyaradii siday wafdiga Madaxweynaha dalka Turk
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo Muqdisho ku soo wajahan.
(January 25, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa la filayaa in uu saacadaha soo socda soo gaaro magaalada Muqdisho waxaana si weyn uga socda magaalada Muqdisho u diyaar-garowgii ugu dam