Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo Buuhoodle siweyn loogu soo Dhaweeyey (Masawiro)

January 11, 2015 - Written by Editor

SOO DHAWAYNBuuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle 50 Ki Casho ee u danbeeyey ka socday Qaban u Diyaargowga Xaflad Caleemo Shub oo Lagu Caano Shubayo Garaakd guud e Beesha Axmed Garaad ., Garaad C/Risaaq Garaad Soofe oo Buuxinya booskii Garaadkii Hore ee Garaad C/Laahi Garad Soofe oo Alle Oofsadey Ramaantii aynu So Dhaafnay .

Hadhimo Sharafeedkan Taariikhiga Noqon Doonta aya  ka qabsomi doonta Beebara Balliga Buuhoodle ee Bariga Magaaada, Waxaa la diyaaray Goob Wayn oo loogu Talagay in Xafladu ku Qabsoonto , Sidoo Kale Waxaa la dhameeye dhamaan Hawlihii loogu diyaar garoobayay Caleema Saarka Garaad.
Waxaa La dhisay Gudiyo badan oo ay ka mid yihiin Gudiga Nabad gelyada , Gudiga Dhaqaalaha , Gudiga Maamulka Madasha ,Gudiga Isku Dubaridka  Gudiga Soo dhawaynta iyo , Gudiga Kormeerka, iwm .
Waxaa lagu Gudbiyay Dhamaan Kaadhadhkii Macsuuada iyo Cida Ka Soo Qayb Gali doonta Hadhimo Sharafeedkan oo ay Ka Hadhsan tahay 3 Maalmood , Waxaa Hadhimo Sharafeedkan ka So Qayb gali Goona , Odoyaasha Dhaqanka Dhamaan Beelaha Soomaaliyeed , Waqooyi, Koonfur , Bari, iyo Galbeed (Dawlad Deegaanka Soomaalida ) Sidoo Kale Waxaa ka Soo Qayb gali doona  Aqoonyahano , Waxgarad, Culimaa’udiin iwm .
Dhinaca Kale magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Saaka Lagu dhaweeeye  Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo Xalay ku Hoy day Deegaanka Bali Reer Maxamed oo ku Yaala Xuduudka Dhanka Ethiopia ee Buuhoodle la Wadaago.

Garadka ayaa loo Kala Hadhin Soo Dhawayntiisa ,iyadoo Bulshada ku dhaqan magaalda Buuhoodle ay Sid Wayn uga Qaybqaateen qaybaha kalduwan ee Bulshada ku dhqan Magaalada Buuhoode .

no images were found

Dhinaca Kale Waxa la dhameeyey Dhamaan Hawlihiii u dyaar garowga Caleema Saarka Garadka Guud ee Beesha Axmed Garaad

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa Socdaalka uu ku Imanayo Maagalada Buuhoodle Waxaa uu kaga yimid Magaalada Jigjiga ee Caasimada DDSI oo Mudooyinkii ugu Danbeeyey uu kulamo kula lahaa Madaxda Soomaalida Ethiopia.

Garaad Cabdirisaq Garaad Soofe ayaa lagu Wadaa in 15-ka Bishan lagu Caleem Saari Doona Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Waxaana uu Badali Doona Walalkiis Alle ha u Naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad SoofeDuraan.

Ugu Danbayntii Sida ay sheegeen Gudiga Maamulaya Howshan Waxaa Ka Mamnuuc ah Madashan ka dhici Doonta Hadhio Sharafeedka Taariikhiga ah Wax walba oo Siyaasad ah . Kaliya Dhaqankii Soo Jireenka ahaa ee Bulshada Soomaaliyeed Sooyaal u ahaayeen .
Mawliid Ismaciil Haradigeed 
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online