Hooyo Caasho Cawad Maxamed oo xalay ku geeriyootay Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.
January 2, 2015 - Written by EditorBurco:-Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net waxaa ay halkaan Tacsi uga dirayaan dhamaan ehelada iyo Qaraabada ay ka geeriyootay Hooyo Caasho Cawad Maxamed oo xalay ku geeriyootay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.
Maamulka Halgan.net ayaa waxaa uu si gaar ah tacsi ugu dirayaa Walaalkeen Feysal Maxamed Xirsi oo ay hooyadiis Caasho Cawad Maxamed xalay ku geeriyootay Burco waxaana alle ugu baryeynaa in uu janatul Firdooso geeyo sabar iyo iimaan ku siiyo dhamaan qaraabada iyo ehelada ay ka geeriyootay Hooyo Caasho Cawad Maxamed.
Hooyo Caasho Cawad Maxamed ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsaneyd magaalada Burco waxaana Eebe ugu baryeynaa in uu Janatul Firdoos uu galiyo Aaaamiin.
Maamulka Halgan.net
Burco