Jamciyada wanaag farida iyo xumaan reebida oo xaflad ku qabatay Dangoroyo (Masawiro)

January 5, 2015 - Written by Editor

19Dangoroyo:-Xaflad oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa kadhacday Degmadda Dangoroyo ee Gobolka Nugaal waxaana lagu maa muu sayay Tafsiirka Qur,aanka kariimkaa oo dhamaaday .
Waxaana xafladaan ka soo qayb galay dhamaan bulshada qaybaheeda kaladuwan Sida culima Awdiinga Maamulka degmada, Maamulka waxbarashada ee degmada, Odayaasha ,Dumarka waxaana dhamaan dadkii ka hadlay xaflada ay sheegeen in ay tani tahay mid ku dayasho mudan .
Culimadii Xaflada ka hadlay waxay sheegeen in qur,aanka oo labartaa macniiisa iyo akhriskiisaba ay bulshada u tahay laf dhabar waxayna u dardaarmeen guud ahaan bulashudu in ay bartaan diintooda .

Tafsiirkaan oo ah markii lixaad oo uu dhamaado waxaa maal galisa Jumciyada Wanaag farida Iyo Xumaan Reebida Xafiiskeeda Weyn y ee magaaladda Garowe .

Gudoomiyaha Jumciyada Wanaag farida iyo Xumaan Reebida Sh.Maxamed Xamari oo goobta kahadlay ayaa balan qaaday in dhan kooda jumciyadu sii wadi doonto dadaalka ay ugu jirto faafinta iyo diiri galinta dacwada Allah.

Waxaana xafladda soo xiray Gudoomiyaha wax barashada Degmada Dan goroyo Cabdullahi Xaaji Ciise isagu horayntiiba u mahad celiyay Jumciyada Alamru Bil Macrufi Wanahyi Canil Munkari waxaana uu ku amaanay dadaalka diimeed ee ay wadaan .

no images were found

.

Mar aan makarafoomka la dhax qaad nay dad kii ka faa iidaystay Tafsiirka Ayaa noo sheegay in ay gaareen guulo mihiim ah islamarkaana sii wadi doo naan barashada diinta islaamka.

Dangoroyo Garoowe
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online