Kulankii Koowaad ee Maamulayaasha Jaamacadaha Africa oo lagu qabtay Sudan(Masawiro)

January 13, 2015 - Written by Editor

IMG_3699Sudan :Waxaa ku qabsoomay dalka Sudan caasimadiisa Khartoum taarikhdu marka ay ahayd 9/01/2015 ilaa 11/01/2015 kulan loogu magac daray kulanka kowad ee maamulayaasha jaamacadaha Africa kulankaas oo ay ka so qaybgaleen ku dhawaad labaatan jamacad oo ka mid ah jaamadaha ka dhisan wadamada Africa waxaana soo qaban qaabiyay kulankaas الندوة العالمية لشباب العالم الاسلامي بالتعاون مع منظمة رعاية الطلاب الوافدين kulanka ayaa waxyaabaha looga hadlay waxa ka mid ahaa: –

1-Shuruudaha looga baahan yahay dajinta muqararaatka jaamcadaha arinkaas oo ay ka dooden madaxda jaamacadaha ama wakiilada matalayay jamacadaha.

2-sidii loo hormarin laha jaamdacaha Africa dhinacyada mamulka waxbarashada iyo adeega bulshada .

3-in ay jaamdacahu xiriir yeeshaan isla markaana ay is dhaafsadaan waaya aragnimada ay is dheeryihiin .

4-in kor loo qaado tayada barayaasha jaamdaha lana siiyo tababaro dheerada .

5-waxaa kale oo laga dooday muhimada ay leedahay in jaamadaha ay yeeshan maal gashi si ay u sii jiraan umaduna oga faa,idaysato. .

Waxaa ka soo baxay kulankaas qodobada soo socda.

1–Waxaa la isla gartay in la sameeyo dallad midaysa jaamadaha Africa .

2–Waxaa la magacaabay gudi qaban qaabo ah oo ka kooban jaamacdaha iyo hayadaha ka so qayb galay kulanka gudigaas oo diyaarin doona xeer hoosaadka ay yeelan doonaan jamacadaha.

Waxaa kale oo la isla gartay in xarunta dalkaas ay noqto Sudan

Kulankaas waxa ka so qayb galay shan jaamcad oo ka mid ah jaamacadaha ka dhisan dalka somaliya kuwaas oo kala ah:

1-Jaamacadda islaamiyah ee Mugdisho oo uu matalayay Sheekh Maxamuud Sh Axmed Xasan (Abu Sheyba)
2-Jaamacadda kismaayo oo uu matalayay gudooyimaha gudiga mua’sisiinta Dr/ Maxamed Cabdi Aadan

3-Jaamacdda simad oo uu matlayay Dr Maxamed Ibraahim

4-Jaamacadda Bariga Afrika oo uu matalayay Dr Aden Sheekh Doon

5-Jaamacdda banaadir oo uu matalayay ku xigeenka jaamacda ustaad/ Cabrixman Xasan Cumar

Ugu danbayntii kulankaas ayaa kusoo gaba gaboobay jawi heer sare ah, waxaana loo arkaayay talaabo horay loo qaaday loona baahnaa.

no images were found

Dhamaan ka soo qayb gala yaasha ayaa rajeeyay joogtaynta iyo wada xariirka kulamadaas oo kale .

W/D: Cabdi Casiis Nuur Caabi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online