Madaxweyne DFS oo ka hadlay Xukuumadda cusub lasoo dhisayo [Dhageyso]
January 26, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga mahadceliyay shacabka reer Muqdisho dulqaadkii ay muujiyeen waqtigii lagu guda jiray soo dhaweynta Madaxweynaha dowladda Turkiga, isagoo dhinaca kale ka hadlay dhismaha Xukuumadda Cusub ee dhawaan la filayo in uu ku dhawaaqo Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashid Cali Sharmaarke.
—–Dhamaaad—-
Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa,id uu Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud uu ku qabtay magaalada Muqdisho
[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/5jddv4uwyu/Madaxweynah_xasan.mp3] Halkaan ka Dhagayso Mp3
A/Cawale
Halgan.net