Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golihiisa Wasiiradda

January 3, 2015 - Written by Editor

sharif-xasanBaydhabo:-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sh.Aadan ayaa maanta waxaa uu soo magacaabay qaar ka mid ah Golahiisa wasiiradda isagoo horay u magacaabay qaar kale.

Hoos ka akhriso magacyada Golaha wasiiradda ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

1- C/fitaax Ibraahim Geesay Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Amniga, (Mirifle/ Leysaan).

2- Xasan Xuseen Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hub ka Dhista, Dhaqan Celinta iyo Tababarida Maleeshiyaadka.

3- Saalim Xaaji Xasan Cismaan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta

4- C/qaadir Shariif Sheekhunaa Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda

5- Cabdinaasir Cabdi Caruush Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga

6- Isaaq Cali Subug Waxaa loo magacaabay Wasiirka Waasaaaradda Caafimaadka

7- Saadaad Maxamed Nuur Cali Caliyow Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta

8- Xasan Ibraahim Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hiddaha, Tacliinta Sare iyo Ticnoolijiyadda

9- Xasan Cabdi Maxamed Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinra Bulshada

10- Maxamed Cumar Zeytuun Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

11- C/laahi Cabdi Cumar Fanax Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga

12- Aadan Xasan Maxamed “Usama” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha

13- C/laahi Sheekh Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha

14- Axmed Nuur Sheekh Maxamed Luxus Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u dejinta iyo Xiriirka Jaaliyaddaha.

15- C/qaadir Nuur Caraale Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib u Heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka

16- C/laahi Muuse Abuukar Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Daryeelka Naafada

17- Cumar Aadan Xasan “Cumar Dheere” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta

18- Macalin Maxamuud Maxamed “Macalin Jiis” Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Daaqa

19- Axmed Maxamed Barre Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

20- Jeylaani Sheekh Maxamed Xasan Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online