Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo wareysi siiyey Tv Somali Channel (Daawo)

January 6, 2015 - Written by Editor

CameyGaroowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Tv Somali Channel waxaana uu ka waramay waxqabadka dowladiisa mudadii sanadka ahayd ay shaqeyneysay.

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland ayaa waxaa uu wareysigiisa uga hadlay tayada ciidanka ,kaabayaasha dhaqaalaha ,xaalada Gobalka Sool,amaankaguud ee Puntland  iyo khilaafka beelaha ku dagaalamay gobalka Rako.

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa waxaa kale oo uu ka hadlay heshiiyadii ay Puntland la gashay DFS iyo wadahadalada u dhexeeya DFS iyo Maamulka S/land.

Hoos ka Daawo Wareysiga Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay uu siiyey Tv Somali Channnel.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online