Puntland oo go’aan ka soo saartay Shidaal baarista iyo Kheyraadka dabiiciga.[Dhagayso]

January 3, 2015 - Written by Editor

Dhoolawaa1Garoowe:-Agaasimaha guud ee Hay’adda Macdan qodista dowladda Puntland Ciise Dholawaa ayaa maanta waxaa uu saxaafadda kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari isagoo ka waramay in dhawaan ay dib u bilaabayso hay’adda shidaal baarista iyo macdan qodista Puntland soo saarka kheyraadka dabiiciga ah ee ku jira deegaanada Puntland.

Agaasimaha guud ee Hay’adda Macdan qodista Puntland Ciise Dholawaa ayaa ku nuux nuux saday in dowladda Puntland in dhawaan Puntland laga bilaabi doono qodista Shidaalka iyo Macdanta iyadoo la raacayo Dastuurka Puntland.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee uu qabtay Agaasimaha guud ee Hay’adda Macdan qodista Puntland Ciise Dholawaa

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/9errf5uowp/Dhoolawaa.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online