Qarax ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo Khasaaro kala duwan geystay

January 2, 2015 - Written by Editor

GaalkacyoGaalkacyo :-Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax Miino uu ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxaana qaraxa miino lala eegtay  gaari ay wateen Macalimiin Soomaali iyo Kenyan ah oo wax ka dhiga Iskuulka Yameyska.

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee  Puntland  Axmed Muuse Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug wuxuuna sheegay in hal qof oo  Soomaali ah ku dhintay waxaana ku dhaawacmay laba Macalin oo Keenyaan ah.

Axmed Muuse Nuur Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Mudug ee  Puntland  ayaa sheegay in qaraxa ay ka danbeeyaan kooxaha Al-shabaab wuxuuna sheegay in ciidanka ay wadaan howlgalo lagu ogaanayo cida miinada galisay afaafka hore ee Skuulka Yameyska .

Ilaa haatan ma jirto cid sheegatay qaraxa ka dhacay magaalada Gaalkayo ee xarunta gobalka Mudug.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online