Qeybtii 2aad Muxaadarada Ugargaarida Nabi Maxamed CSW Sh Maxamed Umal (Dhamaad)

January 16, 2015 - Written by Editor

ogysiisumalNairobi :-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa wuxuu  ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi qeybtii labaad ee muxaadarada lagu difaacayo looguna gargaarayo nabigeena Maxamed صلي اللة علية وسلم

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa waxaa uu cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa ku qaadaa dhigi doona dhagarta iyo aflagaadada gaalada ay baryahaan ku wadaa Nabigeena Maxamed صلي اللة علية وسلم iyo tubta toosan oo ay muslimiinta ugu gargaari karaan Nabigeena صلي اللة علية وسلم.

Radio Halgan Live ayaa si toos ah u tabin doona Insha Allaah muxaadarada waxaana muxaadarada Sheekha ay soo gali doontaa Insha Allaah 16:00 Uk

Waxaa sidoo kale oo muxaadarda si Live ah looga dhageysan doonaa deegaanada Puntland waxaana Live u tabin doona Inshalaah Idaacada Al-Xikma oo 13 xarumood ku leh deegaanada Puntland. waxaa kale oo tabinayey qolka khayrka lagu faafiyo ee 114.

Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Radio_alnurHalkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online