Ra’iisul wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golahiisa Wasiirada [Akhri/Dhagayso]

January 11, 2015 - Written by Editor

sharmaakeMuqdisho:-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay golaha Wasiirada ka dib Xaflada balaaran oo ka dhacday Xafiiskiisa ayna goob joog ka ahaayeen Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud , Gudoomiyaha Baarlamaan ka DFS Maxamed Cismaan Jawaari , Siyaasiyiin Xildhibaano iyo marti sharaf kale.

Ra’iisul wasaaraha DFS Dr. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in wada tashi la sameeyey Madaxweynaha DFS Xassan Sh. Maxamuud iyo gudoomiyaha Baarlamaanka sidaas darteedna waxaa uu codsi u jeediyey Xildhibaanada DFS in ay golahiis xukuumada cusub oo ay ku jiraan wasiiro hore uga tirsanaa xukuumadii dhacday la ansixiyo iyadoo la eegayo daruufaha ka jira dalka Soomaaliya.

Golaha wasiirada ee Xukuumada cusub ayaa waxaa ay ka kooban yihiin ilaa 25 waxaan ka mid ah:-

no images were found


no images were found

Hoos ka Dhagayso  Ra’iisul wasaaraha DFS Dr Cumar Cabdirashiid oo ku dhawaaqaya golahiisa xukuumadda

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/d7mwbblwlr/sharmaake.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online