Sh Maxamed Macalin oo safar dacwo ku tegay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]

January 9, 2015 - Written by Editor

IMG-20150108-WA0009Gaalkacyo:-Maamulka sare ee Mu’assadda Al-minhaaj ayaa safar ku  dacwo waxaa ay ku aadeen gobolka Mudug gaar ahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Safar dacwadeedkan ayaa waxaa masuuliyinta Al- min haaj ee Gobolka Mudug waxaa ku weheliyey Sh Maxamed Macalin iyo Sheekh.Sahal Barre Ciid.

U jeedka safarkaa culimada aaa waxaa uu ahaa siddii oo dardargelin lahaa xoojinta Dacwada Gobolka Mudug iyo bal in laga wardoono xaalada guud ee Dacwo loona jeediyey dad weynaha ku nool Gobolka Mudug Muxaadaraad iyo duruus kale oo lagu towjiihinayo.

Sh Maxamed Macalin, maamulka Al-minhaaj ee gobolka Mudug  iyo culimada kale ayaa intii ay ku sugnaayeen magaalada Gaalkacyo waxaa ay booqeen xarunta Agoonka ee Gaalkacyo iyo Dugsiga hoose dhexe ee Salaama oo uu kalmad qiima leh oo wacdi ah uu ka soo jeediyey Sheekh Maxamed Macalin.

Waxaa kale oo kalimaad waano ah u jeediyey ardayda wax ka dhigta Dugsiga hoose dhexe ee  Cabdulaahi Binu Cabaas Sh Sahal Barre Ciid iyo Ciise Siciid Maxamed.

Waxaa kale oo iyana xusid mudan in Sh Maxamed Macalin uu muxaadaro gaar ah u jeediyey gabdhaha isagoona ku waaniyey Alle ka cabsi , Sh Maxamed Macalin yaa sdoo kale la kulmay ducaad magaalada Gaalkacyo waxaan uu ku booriyey Alla ka cabsi iyo in dacwada loo istaago.

Gabagabadii safarkii Dacwo ee ay culimada ku gaareen magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday guul iyadoo howsha dacwo ay sii wadi doonaa maamulka Al-minhaaj ee Gobolka Mudug.

no images were found

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online