Sh.Umal iyo Sh.C/qaadir Boobe oo safar dacwo ku tegay Mozambique.[Masawiro]

January 22, 2015 - Written by Editor

1Nairobi:-Mozambique:-Waxaa maanta oo ahayd khamiis 22/01/2015 abaarihii 12ka oo rubi dhiman AM ka soo degay garoonka caalamiga ah ee nampula dalka Mozambique Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh c/qaadir boobe,  culimada oo ka soo kicitimay dalka kenya gaar ahaan Magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya iyagoo safarkooda uu ahaa safar dacwo.

Magaalada Nampula ayaa  waxaa ay u jirtaa caasimada ee Maputo wax ka badan 2000 km dhanka waqooyi , magaalada Nampula ayaa ah caasimada saddexaad ee Mozambique  waan magaalada  ay u badan yihiin Soomaalida , waxaana lagu qiyaasaa dadka degan Nampula iyo agagaarkeeda ee Soomaalida ah ilaa 4 kun oo ganacsato iyo dad u shaqeeyo ganacsatadaa.

culimada oo u qorsheesan in ay ku sugnaadaan magaalada Nampula mudo usbuuc ah haddii allah yiraahdo ayaa waxaa la filayaa ka sakow jaaliyada soomaalida in ay duruus u geli doonaan muslimiinta wadanka iyo kuwa ajaanibta ah oo gobolkan aad ugu badan, waxaana jadwalka duruusta uu bilaabmi doonaa beri oo ah maalin jimce ah haddii allah yiraahdo.

Waxaa culimada hor u dhac u ahaa Sh. Xudayfe Raage oo ka tirsan Mu,assada Al- ixsaan ee dalka Kenya ka howl gasha yo Sh. Maxamed Aadan Abdile oo ka tirsan majliska al-bayaan.

no images were found

Waxaa Diyaariyey Maxamed Aadan Abdile
Gudoomiyaha Dacwada Gobolka Gauteng
ee Koofur Afrika

 

 

 

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online