Shirkii Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga
January 22, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii shaqo ee uu madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ku tagay degmada Buuhoodle ee Gobolka Ceyn, Xaalada nabad gelyada Guud, Kastamka cusub ee Galdogob, siyaasada Naafada Puntland.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka so baxay Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net