Taliyaha Ciidamada Booliska PL Gen. Maxamed Siciid Jaqanaf oo tababar uga furay Qardho Ciidanka Taraafikada.[Video]

January 14, 2015 - Written by Editor

JaqanafQardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho tababar looga furay qayb ka mid ah ciidamada Taraafikada Dowladda Puntland ciidamadaas oo laga kala keenay dhamaan gobollada Puntland tiradoodana ay gaarayso ilaa 50 askari.

Taliyaha ciidamada Booliska Dowladda Puntalnd Gen. Maxamed Siciid Jaqanaf ayaana warfidi yeenada uga warbixiyay tababarkan nooca uu yahay mudada uu soconayo iyo u jeedka tababarka.

Mar uu ka hadlayey waxa uu yiri ‘’ Tababarkan waxa uu socon doonaa mudo 45 cisho ah ayadoo tababarka ay bixin doonaan saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska aqoona u leh inay bixiyaan tababarada noocaan oo kale ah.” ciidamadan ayaana waxaa lagu xoojin doonaa ciidamadii hore ee ka howl gali jiray deegaanada Puntland iyadoona xirfadooda aqooneed ee taraafikada kor loo qaadi doono.

Hoos ka Daawo Taliyaha Ciidamada Booliska PL Gen. Maxamed Siciid Jaqanaf oo tababar uga furay magaalada Qardho Qayb ka mid ah Ciidanka Taraafikada.

Halgan.net

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online