Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka tacsiyeeyey geeridii Suldaan C/qaadir

February 21, 2015 - Written by Editor

Boqor_BurhaanLondon:-Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajacuun waxaa halkan uga tacsiyadaynaya umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Eheladii, qaraabadii iyo dhamaan beelweyntii uu Sulaanka u ahaa allaha u naxariistee Suldaan Cabdulqadir Suldaan Yasin Suldaan Cali Keenadiid oo ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho waxaan leenahay intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto intii dhaawacatayna ilaahay ha u shaafiyo.

Waxaa kale oo tacsidaan  la diraya Boqor Burhaan Boqor Muuse

1. Gen.Yusuf Ahmed Kheyr

2. Gen.Cabdulahi Said Samatar Maxamed Abshir Cumar

3. Farah Haji Mire.

4. Maxamed Said Mohamed Gure.

5. Cisman Salad Seef.

6. Cisman Bulhan Boqor.

7. Mohamud Farah Isse

8. Mohamud Abdi Mohamed

9. Abdi Hirsi Osman Keenadiid

10. Cabdinuur Geelle Cumar

11. Sharmaake Maxaned Abshir

12. Muxayadiin Cabdulaahi Abshir.

Inaa lilaahi wa ina ilayhi Raajicuun

Boqor Burhaan Boqor Muuse

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online