Kafaalo Magazine 2015 oo soo baxay iyo Qormooyin Xiiso Leh (Akhriso)
(February 8, 2015)
Norway:-Kafaalo Magazine 2015 wuu soo baxay, wuxuuna sanadkaan xambaarsan yahay mawduucyo kala duwan, kana badan kuwii sanadihii hore oo loogu tala galay dad badani inay ka faa'iidaan. Si kooban mowdu
Taliska Booliska Gobolka Bari oo soo bandhigey maxaabiis ay ka qabteen Al-Shabaab.[Masawiro+Cod].
(February 8, 2015)
Boosaaso:-Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Taliska Booliska ee Gobolka Bari ay goordhow soo bandhigeen maxaabiis ay ku qabteen howlgalo ay xa
Guddoomiyaha baarlamaanka DFS oo laga gudbiyay mooshin
(February 8, 2015)
Muqdisho:-Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka DFS oo gaaraya 100 ayaa mooshin ka gudbiyay Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari guddoomiyaha baarlamaanka waxaana qoraalka ay u gudbiyeen gudoonka baarlama
Madaxweynaha DFS oo lagu wado in uu gaaro magaalada Dhuusa Mareeb
(February 8, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa la filayaa in uu booqasho ku tago magaalada Dhuusa Mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, halkaas oo uu ka socdo shir dib u heshiisiin waxaana