Nadwo diini ah oo lagu qaban doono magaalada Khartuun ee dalka Sudan
(February 2, 2015)
Khartum:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sudan gaar ahaan ardayda iyo aqoonyahanka Soomaaliyeed in magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan ay ka dhici doon
Siihayaha Wasiirka Arrimaha dibadda DFS oo saxiixay heshiis dib loogu dhisayo Safaaradaha & Qunsuliyadaha guud.[Masawiro]
(February 2, 2015)
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maal gashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kula saxiixday heshiis Dr. Mohamed Yahya Mufarreh oo ah Gu
Diyaarado Dagaal oo galabta Duqeeyey deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
(February 2, 2015)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in galabta ay Diyaarado Dagaal duqeyn ka geysteen Degaanka Yoontooy ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay Fariisimo ku lahaayeen  ko
Wasiirka waxbarashada PL oo kormeeray Dugsiga Sare ee Al-waaxa ee Garoowe.[Masawiro]
(February 2, 2015)
Garowe:-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa maantay bilaabay booqashooyinkii uu ku tagijiray dugsiyada Magaalada Garowe. Wasiirka ayaa booqashooyin k
Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Nugaal oo soo dhaweysay Ganacsato Caan Ah (Masawiro)
(February 2, 2015)
Garoowe:-Kulan lagu soo dhaweynayey ganacsato caanka ah geeska Afrika ayaa maanta waxaa uu ka dhacday Hoolka shirarka ee Jaamacada Bariga afrika faraceeda Garoowe. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qayb ga