Weerar Caawa mar kale ka dhacay magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark.
(February 14, 2015)
Copenhagen:- Ciidanka Booliska iyo kuwa Sirdoonta PET ee dalka Denmarka ayaa xaqiijiyey in caawa mar kal ay toogasho ka dhacday meel ku dhow Nørreport Station waxaana dhaawac uu soo gaaray laba aska
Helle Thorning-Schmidt (S) waan ka xumahay toogashadii ka dhacday Copenhagen.[Video/Masawiro]
(February 14, 2015)
Copenhagen:-Ra'iisul wasaaraha Danmark Helle Thorning-Schmidt (S) oo shir jaraa'd ku qabtay magaalada Copenhagen ee caasimada Danmark ayaa waxaa ay sheegtay in falkii toogashada ahaa ee ka dhacay xaru
Xarun dhaqan oo ku taal Copenhagen uuna ku sugaa Lars Vilks oo la weeraray
(February 14, 2015)
Denmark:-Rag aan haybtooda la garanayn ayaa weeraray galabata xarunta dhaqanka "Krudttønden 'ee Copenhagen halkaas oo uu ku sugnaa mwaadin u dhashay Sweden oo la yiraahdo Lars Vilks oo ahaa farshaxam
Muxaadaro Live Sheekh Maxamed Cabdi Umal Indhoola Zambia (Dhamaad)
(February 14, 2015)
Zambia:-Waxaa hadii alle idmo aan si Live ah idiinku soo tabin doonaa Muxaadaro uu ka jeedinayo Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada indhoola caasimada labaad ee dalka Zambia gaar ahaan Masjidka Ummah
Dr. Abdisalam Omar Hadlie oo xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda la wareegay
(February 14, 2015)
Mogadisho:-Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda H.E. Dr. Abdisalam Omar Hadlie ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo hayay xilkaasi
Wasiirka amniga ee Puntland oo sheegay in ay dileen 16 askari oo Al-Shabaab ah (Dhageyso)
(February 14, 2015)
Garoowe:-Wasiirka wasaarada amniga ee dowladda Puntland  Xasan Cismaan Alloore oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garoowe maanta ayaa faahfaahin ka bixiyey  howlgalo ciidanka Puntlan
Socdaalkii Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe Ee Lusaka Zambia (Masawiro)
(February 14, 2015)
Lusaka:-Wafdi culuma ah oo ay horkacayeen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe ayaa socdaal dacwo ku soo maray magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia waxaana halkaas culumada si weyn ugu