Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Geerida Iyo Taariikhda Dr Kadare (VIDEO)
(February 1, 2015)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Xuseen
Ra’iisul wasaare Sharmaake oo ka tacsiyeeyey geeridii Dr.Xuseen Sh.Axmed Kadare
(February 1, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay gaaridii naxdinta lahayd ee ku timid allah ha u naxariistee marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kad
Ku-xigeenka wakiilka AU ee Soomaaliya oo gaartay magaalada Baydhabo
(February 1, 2015)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegay in wafdi ay horkacayso Ku-xigeenka wakiilka Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya Ms. Lydia Wanyota ay maanta gaartay magaalada Baydh
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey geeridii Dr.Xuseen Sh.Axmed Kadare
(February 1, 2015)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo