Fadlan ka Qeyb Qaado Dhismaha Markazka Daarul Xadiith Wassunah ee Muqdisho (Masawiro)

February 17, 2015 - Written by Editor

untitledMuqdisho:-Daarul xadiith wassunah waa rug loogu tala galay soo saarida culimo ahal u ah faafinta iyo barida culuumta islaamka iyo luqada carabiga , waxaana barayaal ka ah culimo ehel u ah waxa ay barayaan ardayda , casharada laga bixiyo waxaa loo qaybiyey sedax heer, heerka koowaad ardaygu wuxuu ku qaadanaa sedax sano kutubta yar yar ee funuunta cilmiga sharciga, heerka labaad sedax sano ayuu ardaygu ku qaadanaa kutub kale oo muhiim ah , heerka sedaxaad waa afar sano ardaygu wuxuu ku qaadanaa kutubta waaweyn.

Waxaan rajeyneynaa ardaygii tobankaas sano dhigta inuu wax badan ka barto culuumta shareecada, waxa ka dhimana raadsan karo , umadana uu wax bari karo.

Daarul xadiith wax kharashaad ah ardayda loogama qaado. Daarul xadiith waxay hada si ku meel gaar ah ugu shaqaysaa qybta sare ee masjidka abii hureyra.

Daarul xadiith waxay ugu bishaareyneysaa umada soomaaliyeed in daarta ay ugu deeqeen walaalaha muxsiniinta soomaaliyeed qaarkood dhul 100 boos ah, kuna yaala agagaaraha deegaanka Garas Baalleey.

Dhulka wuxuu u baahan yahay dhisid dhowaana waa la billaabayaa in shaa allaah , hadaba waxaan ugu baaqaynaa cidii khayrka iyo awqaafta jecel inay ka faa,iideysato fursadaas waxna ku darsato.

Dhismaha waxa uu ka koobnaan doonaa masjid weyn oo jaamic ah iyo hoy weyn oo loogu tala galay in ay jiifato 500 arday ,iyo hoolal waxbarasho iyo kushiin iyo hool lagu cunteeyo .

no images were found

Hadaba ummada soomaaliyeed dal iyo dibad ha u diyaar garoobeen ka qayb qaadashada dhismaha daarta iyo ka faa,iideysigeeda.

f.g: mashruuca dhismaha waxaa wada gudi ka kooban ganacsato iyo maamulka iyo culimada masjidka abuu hureyra.

Wixii talo ah ama tabarrucaad ah fadlan kusoo hagaaji cinwaanadan

Account salam bank : 30177770

Account dahabshiil bank : 0027245

Evc plus : 612202019

Emaal : 699588889

Ama la xariir tel : 615151551.

Maamulka Markazka Daarul Xadiith Wassunah ee Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online