Ka qayb qaado balaarinta Masjid Riyaad ee magaalada Qardho.[Masawiro]

February 5, 2015 - Written by Editor

DSC03927Qardho:-Waxaa magaalada Qardho laga bilaabay dhisme lagu balaarinayo Masjidka Riyaad Qardho oo la burburiyay si Balaarin loogu sameeyo. Masjidkan ayaa horay u ahaa masjid yar oo ku yaala wadada Leendheere ee Xaafada Qoryacad waxaana hada socda howlo lagu balaarinayo masjidka ayadoo gabi ahaanba dhulka ladhigay dhismihii hore ee Masjidka iyo Madarasadii lagu baran jiray Quraanka kariimka waxaana hada labilaabay dhismaha cusub ee Masaajidka iyo madarasada, cabirka dhismaha cusub ee masjidka ayaa ah 20X23 mitir.

Maamulka iyo culimada gacanta ku haya dhismaha masjid Riyaad ayaa sheegay inaan loo hayn masjidka lacagihii lagu qiimeeyay dhismaha masjidka sidaa daraadeed ay ugu baaqayaan dhamaan muslimiinta ku nool daafaha dunida inay ka qayb qaataan dhismah masjid Riyaad ayagoo tabarucaadkooda kusoo hagaajinaya akoonada uu ku leeyahay masjidka shirkadaha dahashiil iyo Salaam Bank.

Dahabshiil 3099

Salaam Bank 80041029

Wixii faah faahin ah kala xiriir Culimada iyo Masuuliyiinta magacyadooda hoos ku xusan yihiin:

S/N Magcyada Goobta Telephone

Sh.Bashiir Sheikh maxamuud saciid Fay   DUBAI +971-559420992

Maxamuud Cali Gooni    Qardho +252-907793208

Sh.Axmed Cawalaale    Qardho +252-907792440

Sh. C/shakuur Aaden Faarax   Qardho +252-907728480

Maxamed Ismaaciil Foodcade   Qardho 252-907793150

Eng: C/qaadir Yaasiin Maxamed  Qardho +252-907796442

Eng: Jimcaale Cali Geesi  Qardho +252-907727223

Eng: Axmed Cismaan Kilwe  Qardho +252-907729182

no images were found

Daauud Maxamed Xasan
Qardho

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online